Barbara Woodward: “Waqtigu waa is gurayaa, waxaan ka codsanay dowladda Somalia inay..”

Safiirka Britain u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa kulan la qaadatey Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Abokor, waxaana kulanka looga hadley arrimaha doorashada Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan. Labo ka mid ah dowlad goboleedyada ayaa weli muranka ugu badan uu kala dhexeeya Dowaldda federaalkam kaasoo salka ku haya sidii loo fulin lahaa heshiiskii September … Continue reading Barbara Woodward: “Waqtigu waa is gurayaa, waxaan ka codsanay dowladda Somalia inay..”